| Raaxeeye Homepage | |||||||||||||||||
| Riwaayad: Caashaqaynu Abuurriyo; Colaaddii Ehelkeen.... | Suugaan: Tayda , Tooda, Tiinna iyo Teenna | ||||||||||||||||
|
Boggan oo bilow ah waxa edeggiisan kusoo bixidoona riwaayado ka tarjumaya wacyiga haysta ummadda Soomaaliyeed debed iyo gudoba. Riwaayadda koowaad oo ah mid dadkii daawaday aad uga heleen(Aniga, aniga iyo aniga), lana magacbaxday Caashaqaynu Abuurriyo; Colaaddii Ehelkeen waxay usoo bixidoonta si dhakhsa ah. Bal haddaba dadweynow yaan kuraasida laydinka buuxin, yaanay halkaad rikoodhada aad ku duubanaysaan sii dhigaynaysaan garanwaayeen. Dhakhso oo sii ballansada. |
Boggan oo bilow ah waxa edeggiisan kusoo bixidoona suugaan googoos ah oo mid abwaan tiriyay iyo mid alifle tiriyay iyo mid iska timi intaba leh. Qaybta koowaad hal gabay oo Cali dhuux ah, Hal Salaan ah iyo Hal Qamaan ah. Waxa soo raaca gabaygii tumashada ee Cabdisalaan Xaaji Aadan. | ||||||||||||||||
| Raqdayda ka beer; Rumaan baxayoo....Ka raystay-dhe; Reerihiinnii | |||||||||||||||||
|
Ilmo dhawr habeen jiray; Haddaan waalidkii dhalay Dhibaatada ka celinnoo; Hayga dhicin Ha dheeliyin; Dhabta waayo lagu hayn Inta uu dhammays noqon; Dhakhso uma koraayoo Dhicimayso khayrkii; Inuu dhinac istaagee Jacaylkaa dhiggiisoo; Dhaqaalaha u baahane Waa in laysla dhawraa; Haddii kalese lagu dhimay | |||||||||||||||||
| |||||||||||||||||
| |||||||||||||||||
|
This page has been visited
|